Faysal Cali Waraabe “Muuse Biixi Waxa Uu U Hamuumayaa dagaal, dana ka lahayn dad iyo dal-toona”

0
133

 

Qoraal uu ku baahiyey Baraha Bulshada Ayaa Waxa uu ku sheegay Faysal in uu xataa inuu ka khatar badan yahay Hawanta Laascanod.

Qoraalka faysal oo kooban ayaa Waxa uu u dhignaa sidan

“Khudbadii maanta ee Ina Biixi, waxay umadda intii hadhsanayd tustay Shakhsiyadiisa dhabta ah. Nin u hamuumaya dagaal, dana ka lahayn dad iyo dal-toona, wuxuu doonayo u yaaqan sharci. Waxaan reer Somaliland ugu baaqayaa in Muuse dalka laga badbaadiyo, Wuu ka khatar-badan-yahay Huwanta G-21.” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe