Somaliland Oo ku eedaysay Kooxo ay sheegtay in ay Arggagixiso yihiin Dilka AHUN Abwaan Jaamac Kadiye

0
113

Somaliland ayaa ku eedaysay Kooxo ay sheegtay in ay Arggagixiso yihiin Dilka AHUN Abwaan Jaamac Kadiye oo ka mid ahaa hal abuurka iyo haldoorka Gobolka Sool.

Somaliland waxay sidoo kale sheegtay in ay Cambaaraynayso Dilkaasi.