Wararkii U Dambeeyey Dagaal Culus Oo Dhex Maray Ciidanka Iyo Jabhadda Gacan-libaax

0
126

Dagaal Culus Oo Sababay Gaadiidka kala duwan, ayaa la sheegay inuu Deegaanka Go,ada ku dhex maray Ciidanka Booliska Somaliland iyo Jabhadda Gacan-libaax ee dhowaan galay halkaas.

Ma Jiro War rasmi ah oo Kasoo Baxay Xukuumadda Somaliland iyo Jabhadda Gacan-libaax, Balse warar xogogaal ah oo laga helay sawirro Baraha Bulshada lagu Baahiyey, ayaa sheegay in Dagaalo sababay sababay dhimasho iyo dhaawac.

Dadka deegaanka, ayaa sheegaya in uu jiro maxaabiis Naf iyo Maalba leh oo ka Dhashay Dagaalka in kasta oo aan si rasmi ah loo helin Karin sida ay wax u Jiraan iyo saamaynta uu leeyahay.

Jabhadda oo hortiiinkii u dambeeyay ku jiray Buurta GacanIibax ayaa Hal gallo ka dhigtay dhinaca dhaadmadheedh ku soo Afduubtay laba Gaadhi oo hay,adi leedahay, taas oo ciidanku halkaas ku dagaalamay ka dib markii ay isku dhaceen.

La soco wixii ka soo hore ..