Mudaharaaddo Rabshado Watta Oo Ka Dhacay Burco Iyo Ceerigaabo

0
116

Mudaharaaddo Rabshado Watta ayaa ka bilawday magaooyinka Burco iyo Ceerigaabo ee Bariga Somaliland.

Mudaharadadan oo ay dhigayaan taageerayaasha Xisbiyada Mucaaridka ah ee Somaliland, ayaa sababay in la jaro waddooyin Laguna gubo Taayirro  sida ay muujinayaan Sawirro Laga Soo qaatay iyo Muuqaallo lagu baahiyey Baraha Bulshada.

Ma Miro War illaa hadda ka Soo Baxay Xisbiyada Mucaaridka ah iyo Xukuumadda oo Ku aaddam mudaharaaddadan, balse Dadka ayaa ku qaylinayey Hal ku dhagyo muujinaya inay  diidan yihiin nidaamka doorshada ee Madaxweynuhu qaaday, Isla markaana taageeraya Jabhadda Gacan Libaax Oo wararku sheegayaan in maanta uu Dagaal dhex maray Ciidamada.

La soco wixii Soo kordhay….