Murashax Cirro Oo Midowga Yurub Kala Hadlay Dagaalka Laascanod Iyo Amniga Dalka

0
117

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi “Cirro” iyo xubno ka tirsan hogaanka xisbiga ayaa saaka kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub (EU) Ambassador Tiina Intelmann.

 

Hoggaanka Xisbiga iyo Safiirku waxay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka cakiran ee Somaliland, xaaladaha amniga iyo nabadgelyo darrada, xuqquda insaanka, xorriyad qowlka iyo xaaladda ka jirta Laasacaanood iyo gobolka Sool.

 

Xoghayaha Warfaafinta xisbiga WADDANI

Mahmoud Adam Jama “Galaal”