Maxay Ka Wada Hadleen Midowga Yurub Iyo Somaliland

0
105

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, ayaa kulan sagootin ah la qaatay Safiirka midowga Yurub Amb Liina Intelmann, iyadoo uga mahad-naqday Wasiirka wada shaqayntii wanaagsanayd ee ka dhexaysay mudaddii ay Safiirka ahayd.

 

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL ayaa isna dhiniciisa uga mahadnaqay Amb: Liina wada shaqayntii Xafiiska Midawga Yurub iyo Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland.