Xisbiyada Mucaaridka Ah Oo Ku Gacan Saydhay Yeedhi Madii Madaxweynaha

0
81

Xisbiyada Mucaaradka ayaa sheegay inay Ganafka ku dhufteen oo aanay Ajiibaynin Dalabkii Madaxweynaha uga Yimid Kulanka Maanta.

Wararka Laga helayo Labada Xisbiga Mucaaradka ee UCID iyo Waddani, ayaa la sheegay in aanay tegin Kulanka uu baaqday kulankiisii ​​ugu horeeyay ee lagaga hadlayo arrimaha Doorashooyinka.

Ma Jiro war rasmi ah oo Kasoo Baxay Mucaaradka balse sida ay ilo xogogaal ah oo Laga helay, ayaa loogu baaqay in ay Gacan saydheen oo aanu ka geli karin Madaxtooyadda.

La soco Somalilandrise.com