Madaxweynaha Ruushka Oo Ka Baqay Safarkiisii Koonfur Afrika Iyo Sababta

0
69

Madaxweyne Cyril Ramaphosa ayaa sheegay in isku day kasta oo lagu doonayo in lagu xidho madaxweyne Vladimir Putin haddii uu booqdo Koonfur Afrika ay noqon doonto ku dhawaaqidda dagaal ka dhan ah Ruushka.

 

Madaxweynaha Koonfur Afrika ayaa digniin u diray dalalka hor shir caalami ah oo ka dhacaya magaalada Johannesburg, kaas oo lagu wado inuu ka qayb galo madaxweynaha Ruushka.

 

Ruushka oo ka hadlay arimo ay ka mid yihiin safarka Madaxweynaha Koonfur Afrika uu ka jeediyay Madaxweyne Putin oo bedelkeeda uu tagi doona Wasiirka Arrimaha Dibadda ee ruushku.

 

Arrinta baaqashadda Putin ayaa loo badiyay in ay xaaladda cabsi uu ka qabo in ay xidho maxkamadda dambiyada dagaalku taasi oo ay qayb ka tahay Koonfur Afrika oo uu safar ku tagayey.