โ€œ๐‡๐š๐›๐ฅ๐จ๐ฐ ๐‘๐š๐ ๐ ๐š ๐‰๐š๐š๐๐ค๐š ๐œ๐ฎ๐ง๐š ๐ก๐š๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ง๐šโ€๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐…๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ฅ

0
200

โ€œ๐‡๐š๐›๐ฅ๐จ๐ฐ ๐‘๐š๐ ๐ ๐š ๐‰๐š๐š๐๐ค๐š ๐œ๐ฎ๐ง๐š ๐ก๐š๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ง๐šโ€๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐…๐š๐ฒ๐ฌ๐š

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa hablaha reer Somaliland uga digey in ay guursadaan ragga QAADKA cuna.

Guddoomiye Faysal waxa uu sheegay in raga QAADKA cuna ay carruurta biilka ka cunayaan isla markaana ay dawada caruurta ka qayilayaan, waxaanu hablaha ka codsaday in aanay guursan raga qaadka cuna.

Waxaanu yidhi.โ€œRagga QAADKA cuna ha guursanina, raga Qaadka cuna hablayahow wanaagsani, ha guursanina, carruurta ayay Biilka ka cunayaan, dawaday ka qayilayaan, ha guursanina, dalkeenuna dal loo soo haajiro oo aan laga haajirin ayuu noqon doona,โ€