Qaza oo Ay Israa’iil Ku Xasuuqday Dad Rayid ah Oo Falastiiniyiin ah

0
188

Weerar dad badan lagu dilay oo ay Israa’iil ka geysatay dhulka la haysto ee Daanta Galbeed ayaa ka kiciyay murugo iyo caro ka jirta Gaza. Gantaallo ayaa lagu soo tuuray Israa’iil, boqolaal Falastiiniyiin ah ayaa ka qayb qaatay feejignaan iyo isu soo baxyo lagu cambaareynayo waxa ay ku tilmaameen “xasuuq”.

Kadib markii sagaal falastiiniyiin ah lagu dilay duulaanka Israel Khamiistii ka fulisay magaalada Jenin,