Murashax Cirro Oo Xaaraan Aan La Aqbali Karin Ku Tilmaantay Muddo Kordhinta

0
136

murashax Cabdiraxmaan Cirro, ayaa go,aankooda ku sheegay Sidan.

“Muddo kordhinta Guurtidu madaxweynaha u Samaysay waa midnxaaraan ah oo aanan aqbalayn”

“Marka la Gaadhi 13 Nov madaxweynaha iyo Xukuumadiisa Uma Aqoosan Doono mid Sharci ah” Ayuu yidhi