Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo Go’aan adag ka soo saaray muddo kordhinta

0
168

Guddooniye Faysal Cali Waraabe ayaa sidan Yidhi “Wixii ay guurtidu Sameeyeen waa Fido (muddo kordhinta)”

“Marka la gaadho 13 Novenbar madaxweynaha uma aqoon San doono mid Sharci ah Anagoo ah Xisbiyada Mucaaridka ah” Ayuu Yidhi faysal oo warbaahinta Hargeysa Kula hadlay