Wararkii U Dambeeyey Dagaal Lagu Hoobtay

0
126

 

Dagaal aad loogu hoobtay ayaa saaka ka dhacay deeggaanka Ceelqooxle una dhow Moqokori ayaa waxaa ku dhintay dad aad u badan oo labada dhinac ah, waa Alshabaab iyo Macawislayda deeggaanka. Dadka geeriyooday waxaa ka mid ah nabadoon Cilmi Hagar Guure oo kamid ah odoyaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan, sidoo kalena ahaa odayaasha hormuudka u ahaa dagaalka ka dhanka ah Alshabaab ee ka socda Gobollada dhexe.

xigasho Catoosh