๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐๐ข๐ขโ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐๐ฒ๐ ๐๐๐ช๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐ซ๐ญ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐๐ง๐๐ฒ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฒ๐ฅ๐จ-๐๐ก๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐๐๐๐ก๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐๐๐๐ค๐ข๐ข-๐ฅ๐๐ก๐
Hargeysa – Somaliland maalinba maalinta ka danbaysa waxa sii badanaya raqda xoolaha u dhimaya calafka iyo biyo laโaanta ay sababtay abaartu.
Tallaabo kasta oo aad qaado waxa ay idhahaagu qabanayaan raqda xoolaha oo duleedada reeraha iyo jidadka daadsan.
Xoolaha dadku ay wataan waxa korkooda ka muuqda diifta abaarta, iyada oo dadka wadaana ay wadnaha farta ku hayaan, isla markaana ay ka cabsi qabaan in abaartu ku saarto inta yar ee u soo hadhay.
Bulshadan abaartu dabada kawado oo qaar ka mid ahi la hadleen ๐๐จ๐ซ๐ง ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฏ, ayaa sheegay in 200-km ay soo socdeen, ilaa haddana ๐๐ข๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐ฎ๐ฅ meel ay u socdaan aanay garanayn, kadib markii abaarta maalinba maalinta ka danbaysa ka siidaraysa ay jahada ka lumisay.
Degaanada Daarasalaam iyo Agabar ee waqooyiga, waa meelaha ugu badan ee dadka soo guurtadu ay hadda soo gadheen, kadib markii degaanadii ay deganaayeen abaar indhaโgubaโa ay uga soo gureen.
๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐, oo ka mida dadka soo guurtada ayaa sheegay in aanu ilaa hadda garanayn cir iyo dhul meel ku socdo, balse isaga iyo xoolihiisu ay iska socdaan uun, isaga oo walaac ka muujiyay xaalada abaareed ee degaankaasii uga soo guuray in aanay tan uu hadda soo gaadhay waxba ka baddalayn.
Waxaanu yidhi. โ๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐ฅ๐ ๐ฒ๐ข๐๐ก๐๐๐ก๐๐จ ๐๐๐จ๐ค๐จ๐ซ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐, ๐๐ข๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐ฎ๐ฅ ๐ฆ๐๐๐ฅ ๐๐๐ง๐ฎ ๐ฆ๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐จ ๐ฆ๐๐ ๐๐ซ๐๐ง๐๐ฒ๐จ ๐ก๐๐ฅ๐ค๐๐ง๐ ๐๐ ๐๐๐๐ซ ๐๐ฒ๐๐ ๐ง๐๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ฒ, ๐๐๐๐๐ซ ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ฒ๐จ ๐ฅ๐๐๐๐๐ฎ๐๐ ๐ฐ๐๐ฒ ๐ง๐ ๐ก๐๐ฒ๐ฌ๐, ๐ฌ๐๐ก๐๐ง ๐ค๐ฎ๐ฆ๐๐๐ง๐๐๐ง ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง ๐๐ ๐ก๐ข๐ฅ๐๐๐๐ ๐ซ๐จ๐จ๐๐ค๐ ๐ฎ๐ฎ๐ง๐๐๐๐ง๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ง๐๐ฒ, ๐ก๐๐๐๐ ๐ก๐๐ฅ๐ค๐๐ง ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐ง๐๐ ๐๐ ๐ ๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐๐ฒ ๐ข๐ฅ๐๐ ๐๐ก๐๐ฐ๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐จ๐๐๐ง ๐ง๐๐๐, ๐๐๐-๐ค๐ฆ ๐๐ฒ๐๐๐ง๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐๐จ๐ง๐๐ฒ, ๐ก๐๐ฅ๐ค๐๐ง ๐๐๐ง๐ฎ ๐ก๐๐๐๐ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ง๐๐ง๐ ๐ก๐๐๐๐ฅ๐ค๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐,โ
Mid ka mida dadka degaanada ay gaadheen dadka abaaruhu wadaan ayaa farta ku fiiqay in maalinba maalinta ka danbaysa ay dad horlihii soo gadhayaaan, degaanada Waqooyiga.
Waxaanu yidhi.โ๐๐๐๐ค๐ ๐ก๐๐ฒ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ก ๐๐ ๐ ๐จ๐จ๐๐ญ๐๐ง๐ข ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฒ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐๐ฒ ๐ค๐ ๐ฒ๐ข๐ฆ๐๐๐๐๐๐ง ๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐, ๐๐ข๐๐ก-๐ฑ๐๐๐ก๐ข๐ , ๐๐ฎ๐ฎ๐ฒ๐จ, ๐๐๐๐-๐๐๐ฅ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ ๐๐๐ง๐จ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐๐ง, ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ ๐ค๐ก๐๐ฒ๐ซ๐ฅ๐๐ก ๐๐ฒ๐๐๐ง ๐ค๐ ๐ซ๐๐ฃ๐ฃ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐,โ
Dadka sooguurtada ee abaaruhu dabada kawadaan ayaa xukuumadda Somaliland ka dalbaday taakulo deg deg ah.