William Ruto Oo Ku Guulaystay Madaxweynaha Kenya

0
238

William Ruto ayaa ku guulaystay xilka madaxweynaha Kenya sida ay shaaciyeen Guddida doorashada. Waxana markii 5aad xilkan waayey Raila Odinga oo taageero weyn ka haystay madaxweynaha xilka bannaynaya ee Uhuru kenyatta.