Safiir hore cabasho uga muujisay xukuumada oo Iscasishay

0
190
  • Safiir hore cabasho uga muujisay xukuumada oo Iscasisha

Anig oo ah wakiilka Somaliland ee dalka Finland Samia Muse waxaan Iska casilay maanta oo ay bisho tahay 15 August 2022 xilkii wakiilka Somaliland ee dalka Finland ee aan u hayay xukuumadda Somaliland.

Samia Muse