Qoraa Siciid M Gahayr Oo Xukun iyo Ganaax Lagu Riday

0
245

Qoraa Siciid Maxamuud Gahayr oo muddooyinkii u dambeeyay ku xidhnaa magaalada Hargeysa, ayaa saaka maxkamadda Gobolka Maroodijeex ku xukuntay 3 sano oo xadhig ah iyo 1 Milyan oo shilinka Somaliland ah.