Siciid Cudhay, oo ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa ayaa soo jeediyay in la kala diro Goleyaasha

0
215

Siciid Cudhay, oo ka tirsan Golaha Deegaanka Hargeysa ayaa soo jeediyay in la kala diro Goleyaasha Somaliland si doorashada ururrada loo galo.


Furista ururada haddii uu jideeyay xeer 14 oo ahaa in 10 sanno-Ba ururada lagu galo doorashada golaha deegaanada waxaan soo jeedin lahaa in golayaasha deegaanka lakala diro si doorashada deegaanka ururada lagu soo doorto sidaas si ay ku dhaanto garanwaayay” Cudhay.