SIyaasiyiintii Mucaaridka Ka Xidhnaa Iyo Suxufiyiintii Oo Lasii Daayey

0
224

Waxaa galabta Xabsiga Madheera Laga Sii Daayay Xubnihii siyaasiyiinta ahaa ee U xidhnaa mudaharaadkii dhawaan ka dhacay caasimada hargaysa.