Golaha Guurtida Oo Ku Baaqay In Gurmad Lala Gaadho Dabka Sanaag

0
180

 

Xildhibaanada Golaha wakiillada Somaliland ayaa soo jeediyay in gurmad deg deg ah laga galo dabka ilaa hadda ka socda degaanka Gaacidh ee gobolka Sanaag.

.Sidaana waxa ay ku sheegeen kulankii ay maanta yeesheen golahaasi oo ay kaga hadleen.