DEG-DEG: Guddomiyaha Guurtida Oo La Sheegay Inuu kala Diray Gudidii Dhexdhexadinta

0
171

DEG-DEG: Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa kala Diray Ergadii Dhex-dhexaadinta Xisbiyadda Mucaaradka iyo Xukuumadda.

Khilaaf Dhanka Awooda oo Mudo ka soo dhex Aloosna Saladiinta iyo Xubnaha Gudida, Saaka ayuu Gudoomiye Saleeban Maxamuud Aadan u Sheegay in uu Kala Diray.

Dhankooda Saladiinta oo ku Gacan Saydhay Go’aanka Saleeban ku Kala Diray.

Waxaa Hadda Arintaa Dhex Galay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Cabdirisaaq Khaliif oo Saleeban Shir la Galay. XIGASHO AXMED SAKI