Xildhiban Indho indho Oo Dacwad Laga Gudbiyey

0
212

Wariyihii Cumar Shabaash oo Ahaa Suxufigii Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho Aflagaadeeyey oo Dacwad Ka Gudbinaaya

Wariye Cumar Cali Ducaale (Cumar Shabaash) oo ahaa Suxufigii Muuqaal uu ku Aflagaadaynaayo Xildhibaan Cabdiqaadir Xasan Maxamed (Indho Indho) oo golaha Guurtidda Jsl Baraha Bulshadda shalay la soo galiyey.

Waxa uu Saaka Wariye Cumar Shabaash Xeer Ilaalinta Gobolka Maroodi Jeex ii sheegay in uu Saaka u gudbiyey Warqada Dacwad Ka Dhan ah Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo Aflagaado Diin Cay ah uu sheegay in uu kula kacay isaga dhinaca kale sheegay in Markhaatiyo Goob Jooga iyo Muuqaalkii lagu Cadaynaayey Dacwadan uu ku Oogayo Xildhibaankaasi uu diyaarsaday Caddaaladda iyo Sharcigana uu horgayn doono masuulkaasi