Madxweynaha Somaliland Oo aan Ka Qayb Gelin Aaska Marxuumad Khadra Daahir

0
217

Madaxweynaha Somaliland ayaan saaka ka qeyb gelin aaska Fanaanadii Khadra Daahir Cige oo maanta Hargeysa lagu aasay.

Sidoo kale madaxweynaha ayaan ilaa hadda wax tacsi ah u dirin Khadra Daahir taas oo aan lagu baahin boggaga Madaxtooyada.

Xigasho: Ilays News