Khadra Daahir Cige oo Ka Mid Ahayd Hoboladdi Waberi oo Geetiyootay

0
186

Khadra Daahir Cige oo Ka Mid Ahayd Hoboladdi Waberi ee loogu jeclaa xagga heesaha ayaa ku geeriyootay magaalada hargeysa.

ALLA ha u naxariiste khadra Daahir ayaa maalmihii u dambeeyey xaaladeeda Caafimaad lagula tacaalayey cisbitaal ku yaala Hargeysa  oo ugu damvayn ku geeriyootay.

0