Degdeg; Ciidamada Somaliland Oo la Wareegay degmada Boocame

0
231

Degdeg; Ciidamada Somaliland ayaa goordhoweyd la wareegay degmada Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool, dhanka kalena 71-Km keliya u jirta Garoowe.

Goobjooge ayaa ii sheegay in xalay cutubyo ka tirsan ciidamada Somaliland kusoo ruqaansadeen halkaasi saakana ay qabsadeen Boocame.