Sarkaalkii Hargeysa Ku Dilay Gabadhii La Odhan Jiray Najma Oo Dil Toogasho Lagu Xukumay

0
261

Maxkamadda Ciidanka Millatariga Somaliland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Gaashaanle Dhexe, Saalax Bullaale Jaamac oo ka tirsanaa isla ciidanka Milatariga, oo dhawaan magaalada Hargeysa toogasho ku dilay gabadh dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Najma Cabdillaahi Maykal.