Soo Laabashada Gaboose Iyo Saamaynta ay yeelan karto

0
247

Kusoo laabashada siyaasadda ee Dr Gaboose iyo Ururka uu ku dhawaaqay waxa uu caqabad ku yahay Hanka C.raxmaan Cirro oo waxa uu la qaybsan doonaa intii uu ku xisaabtamayey ee xagga reerka maadaama ay isku hayb yihiin drka.

Dhinaca kale waxa uu rajo fiican gelinayaa soo laabashada gaboose xisbiga kulniye iyo inuu mar kale madaxweynaha talada haya Muuse biix soo noqdo.

Sababta oo ah gaboose waxa uu wiiqi karaa awooda xisbiga Waddani oo uu.la wadaagi doono meelo badan oo uu xisbigaasi ku xisaab tamayey, taasina waxa ay fursad siinaysaa xisbiga kulmiye oo hore uga baqo qabay awooda xisbiga waddani.

Balse waxa lagu hirdamayaa waa siyaasad wakhti kastana way isbedili kartaa, muhiimadu waxa weeyaan in maanta laga bilaabo murashax cirro lala qaynsan doono taageerayaal badan oo uu lahaa oo gaboose xeedha gacanta la gelin doono.

SHARAF AYEY IGA MUDAN YIHIIN. DHAMATOOD