Dhalinyarada Ciisa Muuse Oo Qaadacay Shirka subeer Awal

0
250

War-Murtiyeed Kasoo Baxay Madasha Han-Mideeye Ee Dhalinyarada Beelaha Ciise Muuse Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Hargaysa Ayaa Qaadacay Shirweynaha Subeer Awal.

Dhalinyarada Madasha Han-Mideeye oo ay ku midaysanyihiin dhalinyarada beelaha Ciise Muuse oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa sheegay in aaanay qayb-ka ahayn shir la sheegay in loo qabanayo dhalinyarada Beelaha Subeer Awal, islamarkaana aanay jirin cid rasmi ah oo illaa hadda shirkaas wadda,balse dad dano gaara lihi ay dabada ka riixayaan.

War-Murtiyeedkan oo ay ku saxeesanyihiin hogaanka madasha Han-Mideeye ayaa lagu yidhi sidan:-