Kulan Dhex Maray Xildhibaan Ku Cadeeye Iyo Siyaasi Cismaan Maxamed Badmaax Oo Kamid Ah Aqoon Yahanka Damacu Kaga Jiro Hanashada Hoogaminta Dalka.

    0
    484
    Aqoonyahan Cismaan Maxamed Badmaax oo ka mid ah Aqoonyahanka iyo Haldoorka Somaliland ee daneenaya furista ururada siyasaada ayaa maanta waxa magaalada Hargeysa Kulan Ku dhex maray Xildhibaan Axmed Dayib Ku Cadeeye oo ah Xildhibaanka deegankiisa ku matela golaha wakiilada shirka oo qaatay muddo saacado ah ayaa waxay si midaysan u taageeren furista ururada siyaasadeeda cusub.
    Aqoonyahan Badmaax oo hore u soo noqday Mareeyihii Maalgashiga Somaliland sidoo kalena muddo dheer ka soo shaqenayay shirkadaha Shidaalka dalalka Khaliijka Carabta oo bartay shuruucda caalmiga ah iyo dhaqaalaha ayaa ka mid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland ee damacu kaga jiro hanashada hoogaminta dalka.