Adeegii Isku Xidhka Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland Oo La Dhaystiray

0
438

Waxa sharaf ii ah in aanu u soo gabagabayno heshiiska isku xidhka shirkadaha isgaadhsiinta “Interconnection Agreement” ee Jamhuuriyadda Somaliland (TELESOM iyo SOMTEL).

Waxa aan halkan uga mahadnaqaynaa shirkadaha Isgaadhsiinta JSL oo maanta u furay bog cusub suuqa Isgaadhsiinta JSL, isla markaana in badan nagla shaqeeyay sidii Heshiiskanu u hir gali lahaa.

Ugu danabayntii heshiiskani waxa uu wax weyn u tari doona bulshada JSL kuwaas oo si fudud midba midka kale uga wici doono Telesom iyo Somtel hadba qofku Simcardka uu isticmalo.