Xukuumadda Somaliland oo bogaadisay dalka Barbados

0
263

Xukuumadda Somaliland oo bogaadisay dalka Barbados oo loo aqoonsaday Inay Noqotay jamhuuriyad madax bannaan oo adduunka ka mida.

Wasaaradda arrimaha dibada ayaa arrintaa kaga hadashay dhambaal ku qoran af-ka Ingiriisiga.