Duqa Hargeysa oo raaligelin ka bixiyay qaabkii shalay tagsiilayaasha Hargeysa cashuurta looga ururiyay.

0
206

Duqa Hargeysa oo raaligelin ka bixiyay qaabkii shalay tagsiilayaasha Hargeysa cashuurta looga ururiyay.

Waxaanu yidhi.“Dawlada hoose kama xishoonayso in ay raaligaliso darawalada tagaasida yar yar ee caasimada in cashuur ururinta lagu bilaabay iyada oo aan la sii ogaysiin.

Sidaa darteed waxa aanu go,aansanay in raaligalin la idin siiyo, maalmo ogaysiis ahna la idin siiyo, tagsiilow waxa aanu kuu ogolnahay 4 cisho oo maanta ka bilaabmaya oo ku eg sabtida in aad ku ogaato in lagaa rabo cashuurtii kugu waajibtay.”