Madaxweyne Kuxigeenka somaliland Iyo Wafti wasiiro ah oo Gaadhay Magaalada Burco

0
237

Madaxweyne Kuxigeenka J.S.L Mudane Cabdiraxman Saylici Iyo Wafti wasiiro horkacay o ayaa Caawa Soo Gaadhay Magaalada Burco.

Madaxweyne Kuxigeenka ayaa Beri ka qayb geli doona Xaflada Qalinjabinta Jaamacada Burco.

Waxaana madaxweyne Kuxigeenku Dhagax dhigi doonaa Mashaariico kale.