Guddidiii loo Xilsaaray Amniga Laascaanood Oo Caawa Gaadhay

0
200

Guddigii uu dhawaan u magacaabay Madaxwaynaha Somaliland xal u helida amniga magaalada Laascaanood oo isu jira Wasiiro iyo Taliyaal Ciidan ayaa soo gaadhey Caawa fiidkii magaalada Laascaanood .

Wafdigan ayaa hogaaminaya Wasiiirka arimaha gudaha , Taliyaha Ciidanka Taliyaha Ciidanka Police Somaliland ayaa qayb ka ah .

Ujeedka Wafdigan ayaa sheegay inay samaynayaan Sahmina arimaha amniga lana kulmi doonaan qaybaha kla duwan ee bukshada .