WAR-SAXAAFADEED: Dowladda Soomaaliya ayaa kalsoonidii kala noqotay ciidamada Kenya

0
373

:Dowladda Soomaaliya ayaa kalsoonidii kala noqotay ciidamada Kenya ee qaybta ka ah Amisom.

DFS sidoo kale waxay IGAD ugu baaqday in ay ka laabato warbixintii ay ka soo saartay khilaafka Kenya-Somalia, isla markaasna loo saaro baadhayaal Heer caalami ah.