DEG DEG Somalia Oo Dedefaysay Warbixintii Guddida Xaqiiqo Raadinta

0
486

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa mid xaqiiqada ka fog ku tilmaamtay warbixin uu soo saaray guddigii xaqiiqo raadinta ee dhawaan loo saaray xaqiiqo raadinta dacwaddii dowladda Soomaaliya ka gudbisay Dowladda Kenya