Nuxurka Kulan Dhexmaray Saraakiil Qarama Midoobay Iyo Madax Somalia Ka tirsan

0
361

Saraakiil sar-sare oo ka tirsan bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ku sugan maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug.

Wafdigan oo ay ka mid yihiin masuuliyiin ka socda Hay’adaha UNDP iyo WFP ee Qaramada Midoobay ayaa kulan la leh Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, iyagoo kala hadlaya

 

taageerada Qaramada Midoobay ay siineyso Galmudug sanadkan 2021, taas oo isugu jirta mid Siyaasadeed iyo mid horumarineed.