48 Beerod Oo Ku Yaala Dooxada Deeganka Goda yar Ee Degmada Goda Weyn Gobolka saaxil oo Dab Qabsaday.

0
304

48 Beerod Oo Ku Yaala Dooxada Deeganka Goda yar Ee Degmada Goda Weyn Gobolka saaxil Ayaa Dab Qabsaday.

waxaana ugu danbeyn Dabkaasi oo khasaare badan Ka gaystay beerihii ay dadkaasi beeralayda ahi tacabka badan galiyeen ay ugu danbayn ku guuleysteen in dabkaasi ay Bakhtiiyaan .

Qaar kamida Dadka Bakhtiiyay oo warbaahinta la hadlay waxay ka hadleen khasaaraha dabkaasi u geystay beerohoodii ay Tabcadeen iyogoo ka Codsaday xukumada in Deg deg loo soo Gaadho.