Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland oo loo dhigay cusbitaalka Gargaar

0
287

 

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed ayaa loo dhigay cusbitaalka Gargaar ee magaalada Hargeysa Xaalad caafimad.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku booqday cusbitaalka la dhigay Wasiirka.

Sida ay ii sheegen ehelada Wasiirku xaaladiisa caafimad ayaa ka soo raynaysa.