Guddoomiyihii Degmada Hodan Ee Magaalada Muqdisho Cabdikariim Dhagajuun Oo Lagu Dilay Muqdisho

0
489

Guddoomiyihii Degmada Hodan Ee Magaalada Muqdisho Cabdikariim Dhagajuun Oo Lagu Dilay Muqdisho Kadib Markii Ay Dagaalameen ilaaladiisa Iyo Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowladda Soomaaliya Degmada Howlwadaag.

Guddoomiyaha La Dilay Ayaa isla Shalay Muqdisho Kusoo Laabtay Kadib Markii Uu Mudo Safar Caafimaad Ugu Maqnaa Dalka Turkiga Oo Loo Qaaday Markii Dhaawac Kasoo Gaadhay Qarax Lala Eegtay Gaadhigiisa Bishii May Ee Sanadkii Hore