Deegaanka Soomaalida Oo Laga Ciiday.

0
439

Deegaanka Soomaalida Oo Laga Ciiday

Masaajida Magaalada Jigjiga Ayaa Laga Maqlay Takbiirta Ciida Markii Ay saacada geeska afrika ahayd 10:20 fiidnimo.

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya In Bisha Laga arkay Qaybo kamid ah Gobolada Deegaanka.
Xubin Kamid ah Golaha arimaha Islaamka Deegaanka Oo aan La Xidhiidhay Ayaa Ii Xaqiijiyay In Caawa La Ciidayo.

Masuuliyiinta Xafiiska Arimaha Islaamka Ayaa La Filayaa Inay Mardhow La Hadlaan SRTV Oo ay Shaaciyaan Ciida.

5 TV
Jigjiga