Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Aanay mar dambe la Hadlayn Somalia

0
454

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Mudane Eng Faysal Cali Xuseen Oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inaanay mar dambe la hadal dawlada somaliya.

Faysal ayaa sheegay bulshada muqdisho ku dhaqan ugu baaqayo in ay iska ridaan heeryada dulmiga waa sida uu hadalka u dhigay gudoomiyahuye

Dhinaca kale guddoomiye faysal calinwaraabe waxa uu madaxwaynaha ugu baaqay inuu dib i celiyo gadiidkii qaadka lagu qabtay.