Madaxwaynaha Somaliya Magacaabay Gudoomiyaha Maxakamada Gobolka Banaadir mid cusubna magacaabay

0
429

Madaxwaynaha Somaliya Magacaabay Gudoomiyaha Maxakamada Gobolka Banaadir mid cusubna magacaabay

Madaxwaynaha Somaliya Maxamed Cabdilahi Farmaajo ayaa Magacaabay Gudoomiyaha Maxakamada Gobolka Banaadir sidoo kale Xilkii ka ka Qaaday Gudoomiyihii Hore.

Sidoo kale Madaxwaynaha Somaliya waxa uu Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir oo uu Gudoomiyihii Hore ee Maxakamada Racfaankan Xilkii ka Qaaday.