Xukuumada Somaliland ayaa ruqsadii uu ku hawl galayey kala noqotay Cabdirisaaq Cisman gaboobe

0
402

Xukuumada Somaliland ayaa ruqsadii uu ku hawl galayey kala noqotay Cabdirisaaq Cisman gaboobe oo ka tirsan Shirkada Daawoyinka Formula10 kana mid ah dhakhaatiirta Somaliland, ka dib markii uu shalay shaki galiyay mashiinka lagu baadho Coronavirus ee Somaliland, kuna baaqey in Daawada COVID19 Xukuumadu Ka doonto Madagaskar.