DEG DEG Madaxweynaha Puntland Oo Si Meeqaam Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Kenya Iyo Ujeedada Socdaalkiisa

0
387

Dowlada Kenya ayaa Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo Nairobi yimid waxay kusoo dhoweysay maqaan aad u sareeya,

askar qaas ah, gawaarida booliska iyo soo dhoweyn hab-maamuuseed leh ayaa Saciid Deni shalay loo muujiyay,

Wadooyinkana waa loo xiray markii uu garoonka kasoo degay. Xildhibaano Garissa laga soo doorto oo ay horkacayso Safiyo Cabdi Tooreey ayaa Garoonka Jomo kenyata kasoo qaaday wafdiga Saciid Deni. waxayna u muuqataa inuu jiray diyaargarow horay loo diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here