DEG DEG- Col. Caare Oo Sheegay Inuu U Guuray Dalka Turkiga Oo Uu Hadda Ku Sugan Yahay

0
548

Kornayl Siciid Cawil Caare Oo sheegay inuu u guuray waddanka turkuga.waxaanuu sidaasi u sheegay weriye Shiine Cilmi Kaahin Oo kula kulmay turkiga.

kornay Caare ayaa i sheegay inuu u soo guuray dalka Turkiga,Caare ayaa Bishii hore duleedka magaalada Ceerigaabo ciidankiisii iyo hubkoodii ku wareejiyey guddigii dhexdhexaadinta jabhaddiisa iyo xukuumda Somaliland.

Haddaba warbixin aanu idinka hayno kula kaasi KAla soco somalilandrise

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here