DAAWO:-XOGHAYE RAMAAX“XADHIGAYGII WAXA UU AHAA XAQDARO XAARAAN AH IYO KIIS AAN JIRIN WAXA LAYAAB AH INAAN XABSIGA HARGEYSA UGU TAGAY MUWAADIN 24 SANADOOD LOOGU XUKUMAY FACEBOOK-GA AYAAD WAX KU QORTAY”

0
360

Berbera-(somalilandrise.net)-Maxamud Cali Saleeban Ramaax Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid oo Wareysi Kusiiyay Tv-ga Star magaalada Berbera ayaa Kawar Bixiyay xadhigiisii iyo waxyaabihii layaabka lahaa uu kusoo arkay Xabsiga,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here