Cusbitaalka Degmada Ceerigaabo oo La Soo Gaadhsiiyey 5 Qof Oo Ku Dhaawacmay Dagaal Ka Dhacay Buuraleyada shidan

0
87

Cusbitaalka Degmada Ceerigaabo oo La Soo Gaadhsiiyey 5 Qof Oo Ku Dhaawacmay

Dagaal Ka Dhacay Buuraleyada shidan
Fadlan ayaa ku dhaawacmay iska horimaad la usheegay in UU deegaanka shidan ee buuralauda ah ku djex maray laga beeloof oo halkaasi  Wada dega iyada oo wararka sheegayaab in aanay hiring dhimasho oo ay hadaan dad labada dhinaca ka soo jeeda  oo ku dhaawacmay iska hot imaadkaasi oo aan illaa hadda la ogayn wax sababay.

 

 

 

Leave a Reply