Ciidamada Booliska Somaliland Oo Magaalada Laascanood Ku Xidhay Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax iyo Xildhibaan Hanad Oo Ka Mid Ah Mudanayaasha Golaha Degaanka Hargeysa

0
569

Ciidamada Booliska Somaliland Oo Magaalada Laascanood Ku Xidhay Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax iyo Xildhibaan Hanad Oo Ka Mid Ah Mudanayaasha Golaha Degaanka Hargeysa, ma cadda sababta loo xidhay abwaanka iyo xildhibaanka, balse wararka laga helayo ayaa sheegay in la xidhay labadan masuul oo ku sugnaa laascaanood.

Ma jirto Wax war ah oo ka soo baxay laamaha amaanka ee somaliland iyo maamulka gobolka sool oo la xidhiidha xadhiga masuuliyiintan, balse waxa lagu baahiyey baraha bulshada iyo warbaahinta qaar.

<iframe src=”https://www.facebook.com/plugins/post.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fpermalink.php%3Fstory_fbid%3D462493494670807%26id%3D171245697128923&width=500″ width=”500″ height=”688″ style=”border:none;overflow:hidden” scrolling=”no” frameborder=”0″ allowTransparency=”true” allow=”encrypted-media”></iframe>

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here