UJeedada Shir Amaanka Ku saabsan oo Itoobiya Iyo Somaliland Uga Furmay Magaalada Diridhaba

0
479

Magaaladda Diridhabeb waxa maanta ka furmay Shirkii Laamaha Ammaanka Ee DDS Iyo Dawladda Somaliland,

Shirka waxa ka qayb galay Taliyaha Guud Ee Ciidanka Milatariga Somaliland, Taliyaha Guud Ee Ciidanka Difaaca Dalka itoobiya Gaar Ahaan Qaybta bariga iyo Taliyaha Guud Ee Ciidanka DDS Ee Liyuu Booliska,

shirka Ayaa intii Uu Socday Waxa Diiradda Lagu Saaray Xoojinta iyo Iskaashiga Dhinacyadda Ammaanka Ee Dalalka Somaliland iyo itoobiya,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here